Kulankan oo ahaa mid lagu soo gaba gabeynayay siminaar labadii maalin ee ugu dambeysay ka soconayay xarunta Xalane ee magaaladda Muqdisho, islamarkaana loo qabtay haween Soomaaliyeed oo lagu baranayay doorka Haweenka ay ku leeyihiin ka hortaga tacadiyada haweenka ka dhanka ah iyo kaalinta horumarka dalka ay ku leeyihiin ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda [...]
↧