Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Shacabka Muqdisho oo dhaliilay qaabkii loo riday RW Saacid

$
0
0
Xili Shalay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ay kalsoonidii kala laabteen R/wasaarihii Xukumumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa Arintaas ka xumaaday Bulshada Reer Muqdisho. Bulshada Reer Muqdisho oo Wariyaha Keydmedia ee Muqdisho uu Makarafoonka uu la dhexqaaday ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado, tilaabadii ay Shalay qaadeen Baarlamaanka Soomaalia oo ay xilka kaga tureen [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles