Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn ay u soo jeedisay Hay’adda Hufnaanta Caalamka oo sheegtay in Soomaaliya ay ku jirto 10ka dal ee ugu musuq maasuqa badan dunida, taasi oo ay ku sheegeen inay tahay mid been abuur ah. Wasiir kuxigeenka Maaliyadda iyo qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan [...]
↧