Waxaa Maanta Magaalada Baargaal kadhacay kulan balaaran ay iskugu yimadeen Waxgaradka ,Odayaasha ,Aqoonyahana iyo Dhalinyrada Beesha aadan C/raxmaan ee Gudaha Magaalada Baargaal, kulankaas oo lagu shaaciyay si rasmi ah xubinta cusub ee beesha uga qayb galaysa barlamaanka cusub ee Puntland, xubintaas oo magaceeda lagu sheegay murwo Muxubo Cismaan guuleed . Kulanka ay Maanta iskugu yimadeen [...]
↧