Muqdisho, 2 December 2013 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa ammaan u soo jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee jagada ka degaya, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, wuxuuna tilmaamay kaalinta mas’uulnimada leh ee Baarlamaanka Federaalka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ay u maareeyeen mooshinka “kalsooni kala noqoshada xukuumadda”. “Waxaa muhim [...]
↧