Maalintii Xasan Shiikh loo Caleemo saaray xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si aan kala har laheyn ayey dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba u soo dhaweyeen. Waxaa Xaflado lagu taageeraayo Dowladda ugubka ah ay ka dhaceyn Gees ilaa ka Gees geyiga Soomaalida iyo Qaaradaha Dunida. Shacabka waxay filayeen in waa Cusub Soomaaliya u baryey. Hogaanka Cusub, [...]
↧