Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxiixay heshiis dib loogu dhisayo Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha guud .

$
0
0
Mogadishu, February 02, 2015 - Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kula saxiixday heshiis Dr. Mohamed Yahya Mufarreh oo ah Gudoomiyaha hey’adda arrimaha dhismooyinka guryaha u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamiga oo loo yaqaan (Real Estate Union in Islamic States “REUOS”). Heshiiska kadib , Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Gudoomiyaha […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles