Taariikhda Waxbarashada Soomaaliya Toronto | QOL | February 02, 2015 - Ummada Soomaaliyeed oo badankeedu ahaa reer miyi iyo beeraleey ayaa waxbarashadu aheyd mid aad ugu liidata dhaqanka markaa jiray, hase yeeshee waxaa jiray in ay bulshooyinkaasi isu xilqaami jireen ineey dhalinta waxbaraan, waxbarashadaas oo aan aheyn mid habeysan kuna saleysneyd hab nololeedkooda, sida taariikhda […]
↧