30 January, 2015, Addis Ababa: Shir madaxeedka waddamada Midowga Afrika ayaa maaanta waxaa uu si rasmi ah uga furmey caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha Afrika ee ka qeybgaley shirka . Kulan madaxeedkan 24aad ee Midowga Afrika, ayaa waxaa si rasmi ah […]
↧