Muqdisho | QOL | February 3, 2015 - Warar an la hubin, balse xaqiiqada u dhaw ayaa sheegayaa in R/wasaare Cumar Cabdirashiid, uu xilalki ka qaaday afar wasiir oo ka mid aha Golahi Xukuumadi ugu dambeeysay uu asagu soo magacaabay. Maalmahaan siyaasada wadanka way sabeeyneysaa oo waxa ay la mid noqotay Doomihi Tahriibka oo ku […]
↧