War saxaafadeed ITUSS/SCTU Isu Tagga UrurWeynaha Shaqaaalaha Soomaaliyeed (ITUSS) oo ugu baaqay baarlamanka in ay ansixiyaan golaha wasiirada cusub oo uu dhawaan Raisul wasaaraha soo magacaabay. Isu tagga ururweynaha shaqaalaha soomaliyeed ayaa baaq u jeediyay baarlaamanka soomaaliyeed inay ansixiyaan golaha wasiirada cusub oo uu raisul wasaare Cumar Cabdirashiid soo magacabay taas oo ay ku tilmaameen […]
↧