Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Barlamaanka Somalia oo weli buuq ka socda

$
0
0
Maanta oo Sabti ah, Taarikqdana 31-ka January, ayaa la furay Barlamaanka soomaalia si loga doodo Xukuumadi R/Wasaaew Cumar Cabdirashid uu soo dhisay.Halki ay ahayd in maanta laga doodo ansixinta Golaha wasirada, balse taasi ay suurtagal noqonweeyday. Buuq iyo qaylo ka dib ayaa R/wasaaraha ka codsaday Gudoonka Barlamaanka in mudo kale logu daro oo loo dhereeyo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles