Qaraxyo ka dhacay Mombasa
Qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Xalay ka dhacay magaalada Mombasa ee dalka Kenya, kuwaaso laga maqlayay Magaalado dhan. Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku dhimatay Qaraxa, waxaana dhaawaca lagu...
View ArticleCarruur oon ugu Geeriyootay Degmada Balan-Balle
Ugu yaraan afar qofood oo ay carruuri ku jiraan ayaa inta la ogyahay oon ugu geeriyootay tuulooyin hoos taga degmada Balanballe ee gobolka Galguduud. Guddoomiyaha degmada Balanballe Hareeri Xasan Cabdi...
View ArticleMadaxweyne Xasan iyo John Karry oo ku kulmay Ethiopia
War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Somalia mudane Xasan Sh Maxamuud iyo xoghayaha...
View ArticleWasiirka Tamarta iyo Biyaha oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka ay...
Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay saameeysay biyo la’aanta ka jirto deegaanno ka tirsan Gobollada Dhexe ee...
View ArticleCali Khaliif Galeyr oo ka shifay qorshe u maleegayo madaxweynaha Puntland
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr ayaa gaaray magaalada Buuhoodle ee gobalka Togdheer, isagoona ka hadlay arrimo badan. Cali Khaliif wuxuu eedeen culus u jeediyay madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli...
View ArticleYuusuf Garaad oo ka hadlay Soomaalida Nairobi ku xirxiran
Maanta waxaan fursad u helay in aan booqdo Garoonka Kasaraani ee magaaladan Nairobi, Waa goobta lagu hayo dad fara badan oo intooda badan laga soo qabqabtay xaafadda Eastleigh inta kalena magaalooyinka...
View ArticleNolasha ay ku nooshahay hooyadii dhashay wiilkii ku dhex dhuuntay lunta...
Saxaafada Caalamka ayaa soo bandhitay halka ay ku nooshay hooyadii dhashay wiilkii dhawan ku dhex dhuuntay sheega diyarada kaas oo ku noolaa wadanka Mareykana. Hooyada dhashay wiilkan oo lagu magacaabo...
View ArticleDhawaaq:tix Gabay ah oo ka hadlaysa Wacyiga haatan iyo wakhti hore
Xasanow Dhawaaqayga Gabay wayska dhalanteede Dhan kastoon ka eegaba wakhtigan taladu waa dhiife Dhabaday ku toostaa cadoo dhimatay Maandeeqe Waxba yaanan dhiilayn warkaa maanta soo dhacaye…. Gabaygan...
View ArticleFresh clash between Ahlu Sunna and government forces erupts in Bula-Hawo
Reports from Beled-hawa district in Gedo region indicate that clashes have erupted in the town after armed militia reportedly from Dolow town exchanged fire with the local security forces. An official...
View ArticleInformation Minister pledges to bring murderers of journalist to justice
05 May 2014 | Mogadishu | The Minister of Information vowed to protect the rights of journalists and media workers as well as bringing their murderers to justice. Speaking at a world press freedom...
View ArticlePresident Hassan’s fading political footprint
05 May 2014 | Mogadishu | President Hassan Sheikh Mahmoud of Somalia and his government have been lately mired in diplomatic nightmares. The latest bellow was dealt when the United States Secretary of...
View ArticleBaargaal soo dhaweyn marwo Aamino Maxamed Muuse Japan iyo Maryan Maxamed...
Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baargaal ee gobolka Gardafuu marwo Aamino Maxamed Muuse Japan iyo Maryan Maxamed Muuse Bahay oo kamid ah qurba joogta kasoo jeeda gobolka...
View ArticleRW Cabdiwali ayaa caawa ka qayb galay kulan lagu soo bandhigayey wax qabadka...
Muqdisho, 04, May, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdikarin Xusein Guuleed, Wasiiru dowlaha Amniga...
View ArticleXisbiga mucaaradka Kenya oo dalbaday in ciidamada Kenya Soomaaliya laga soo...
Xisbiga mucaaradka ah ee dalka Kenya ee ODM ayaa u jeediyay dawlada Kenya inay samayso qorshe ciidamada Kenya looga saarayo dalka Soomaaliya oo ay sheegeen inay ku jirto maslaxada Kenya. Sii hayaha...
View ArticleKenya: Orange party demands KDF troops withdrawal from Somalia to save lives
05 May 2014 | Kenya | The Orange Democratic Movement ( ODM) wants the Government to present the country with a road map for the withdrawal of Kenyan soldiers from Somalia. ODM said in the aftermath of...
View ArticleRW Cabdiweli “waa in lajoojiyaa dagaalda Beled Xaawo…”
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali: “Soomaaliya waxay ka sii baxaysaa xiligii colaada, waxaana ku baaqayaa in deg deg loo joojiyo dagaalada Beled Xaawo” Muqdisho, 05, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada...
View Article100 Xildhibaan oo ku dhawaqay in Xasan Sheikh is casilo
Waxay ugu baaqeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu is casilo. Waxay ku eedeeyeen inuu ku guul daraystay hoggaaminta dalka. Xildhibaannada ayaa sheegay in haddii uu madaxweynuhu diido...
View ArticleShortage Of Drinking Water For Somali Refugees in India:
Since 2000 Number of Refugees are Coming to India seeking a protection From the UNHCR Office here in New Delhi-India and Nowa-days they are Increasing Gradually Somali Refugees are coming to India in...
View ArticleU.S. Signs New Lease to Keep Strategic Military Installation in the Horn of...
By ERIC SCHMITT | MAY 5, 2014 | WASHINGTON — The Obama administration said Monday that it had signed a 20-year lease on its military base in Djibouti in the Horn of Africa, the only American...
View ArticlePress Statement: Federal Government of Somalia Completes Construction of...
May 6, 2014 | Mogadishu | Somalia | U.S. Special Representative for Somalia James P. McAnulty congratulates the Federal Government of Somalia (FGS) on the recent completion of the construction of two...
View Article