Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay saameeysay biyo la’aanta ka jirto deegaanno ka tirsan Gobollada Dhexe ee Dalka. Wasiirka Tamarta iyo biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday) oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in biyo la’aanta ka jirta deegaanno [...]
↧