Muqdisho, 04, May, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdikarin Xusein Guuleed, Wasiiru dowlaha Amniga Da’ud Cabdikarin Sh. Cumar iyo Wasiiro ku xigeeno ayaacaawa booqday xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay uga qayb galaan kulan lagu soo bandhigayey wax qabadka ciidanka oo ay soo qaban [...]
↧