Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

100 Xildhibaan oo ku dhawaqay in Xasan Sheikh is casilo

$
0
0
Waxay ugu baaqeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu is casilo. Waxay ku eedeeyeen inuu ku guul daraystay hoggaaminta dalka. Xildhibaannada ayaa sheegay in haddii uu madaxweynuhu diido soo jeedintooda ay xil ka qaadistiisa u mari doonaan hab sharci ah. Baaqan xildhibaannada ayaa noqonaya culayskii ugu weynaa ee madaxweynaha soo wajaha.   Share on Facebook

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles