Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Cali Khaliif Galeyr oo ka shifay qorshe u maleegayo madaxweynaha Puntland

$
0
0
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr ayaa gaaray magaalada Buuhoodle ee gobalka Togdheer, isagoona ka hadlay arrimo badan. Cali Khaliif wuxuu eedeen culus u jeediyay madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, isagoona ku eedeeyay in uu wado qorshe uu ku duduminaayo maamulka Khaatumo State. Wuxuu sheegay Cali Khaliif in madaxweynaha Puntland markii uu qabanaayay xilka loo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles