Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dhawaaq:tix Gabay ah oo ka hadlaysa Wacyiga haatan iyo wakhti hore

$
0
0
Xasanow Dhawaaqayga Gabay wayska dhalanteede Dhan kastoon ka eegaba wakhtigan taladu waa dhiife Dhabaday ku toostaa cadoo dhimatay Maandeeqe Waxba yaanan dhiilayn warkaa maanta soo dhacaye…. Gabaygan oo magaciisu yahay Dhawaaq wuxuu soo baxaya 13/1/2013. Waxa uu k hadlayaa marxaladaha Somaliland wacyiga ka jira ee dhinacyada siyaasadda, siiba ku tumashada Shuruucda iyo cabudhinta xoriyatal qowlka, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles