Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Xisbiga mucaaradka Kenya oo dalbaday in ciidamada Kenya Soomaaliya laga soo saaro

$
0
0
Xisbiga mucaaradka ah ee dalka Kenya ee ODM ayaa u jeediyay dawlada Kenya inay samayso qorshe ciidamada Kenya looga saarayo dalka Soomaaliya oo ay sheegeen inay  ku jirto maslaxada Kenya. Sii hayaha gudoomiyaha xisbiga Anyang’ Nyong’o  oo la hadlay wargeyska The Standard ee Nairobi kasoo baxa ayaa waxaa uu sheegay in tan iyo markii dawlada [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles