War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Somalia mudane Xasan Sh Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee mareykanka John Kerry. Sarkaal u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegey in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka codsaday xukumada Washington [...]
↧