Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Shirkada Hormuud oo Amarkii Al-shabaab u Fulisay

Shirkada Hormuud oo ka mid ah Shirkadaha Isgariisinta Dalka ayaa Maanta Guud ahaan joojisay adeegii Internetka ee Taleefanada Gacanta, kadib markii dhawaan Maleshiyada Al-shabaab ay ku Amreen in...

View Article


Mogadishu residents question security measures after two nights of explosions

SABAHI | By Osman Mohamud | Thursday, February 06, 2014 | After two consecutive nights of bombardments in Mogadishu, residents have been left wondering whether the newly implemented security measures...

View Article


Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Madaxweynaha Puntland “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa manta xafiiska ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya Mudane C/weli...

View Article

Kulan duco ee Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka dhacay Madaxtooyada

Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan...

View Article

AMISOM dismantles Al Shabaab outpost during a surprise attack

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Kismayo 6th February, 2014: Somali forces from the Jubba region supported by AMISOM forces conducted a surprise attack at an Al Shabaab outpost in Hagar town 50km...

View Article


President leads the nation in prayers for “a great lion of Somalia”

7 February 2014 Mogadishu Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today led the nation in prayers for the late Prime Minister of Somalia, Abdirizak Haji...

View Article

Madaxweynaha oo ku tilmaamay Cabdirisak Xaaji Xuseen Libaaxii Soomaaliya

Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay aaskii qaran ee loo sameeyey...

View Article

RW Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa hogaamiye ku...

War-saxaafadeed  Muqdisho, February 7,2014——Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee...

View Article


Burundi is our brother in arms, says President, as Foreign Minister visits...

8 February 2014 Mogadishu His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today praised Burundi as a “brother in arms” for Somalia. The President made his comments during a visit to Mogadishu by the...

View Article


Madaxweyne Xasan “Burundi Waa Wallaalo dhab ah oo naftood noo huray”

Mogadishu, 08 February 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ammaanay doorka Brundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah. Madaxweynaha ayaa...

View Article

Golaha Wasiirada oo yeeshay kulan aan caadi aheyn

War-saxaafadeed Muqdisho, February 9,2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha...

View Article

Ciidamo iskaga soo baxay Kismaayo oo Muqdisho yimid

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugna Degmooyin iyo Deegaano ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa iskaga soo baxay, kuwaas oo soo gaaray Magaalada Muqdisho iyo Qeybo ka mid ah Gobolka...

View Article

Kenya president says will not allow radicalization in places of worship

Reuters  - By  Drazen Jorgic & Joseph Akwiri  Saturday, February 08, 2014 | Kenya’s president said he would not allow places of worship to be used to radicalize young people, in the wake of a...

View Article


Kenyatta oo difaacay Howlgalkii Masjidka Musa ee Mombasa

Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa difaacay Howllgalkii ay Ciidamada Ammaanka Kenya ay Axaddii (2-dii February) ay fuliyeen gudaha Masjid ku yaala Magaalada Mombasa. Kenyatta ayaa sheegay in...

View Article

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Kulanka Xusuusta Ay Umadda...

Kulan loogu magac daray Xusuusta ay Umadda Soomaaliyeed ka dhaxashay Ra’isulwasaarihii hore ee Dalka Mudane C/risaaq Xaaji Xuuseen ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu qabtay Hotelka Jazeera ee magaalada...

View Article


Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Dr. Abdirahman Beileh oo...

Muqdisho, February 08 , 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E....

View Article

ILMADII DAGAALKA SOKEEYE

QORE: A. M. Yusuf (Wayeel) SOOMAALIYA waa lamadegaankii jaxarka, jawrka iyo xakaarka. Carradiigacandhiigle, dagaalooge, iyo mooryaanka. Dhulkii aanooyinka. Geyigii colaadda. Hooygii hoogga, kufsiga,...

View Article


Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Dr. Abdirahman Beileh oo...

Muqdisho, February 09 , 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka dowladda Japan u fadhiya Kenya ahna u...

View Article

3-Nin oo ka shaqeeya basaska Nairobi oo khasab loogu qabeeyay

Arrin yaab leh ayaa ka dhacday Nairobi, markii saddex shaqaalaha kireeya basaska (Matatu) ee ka dhex shaqeeya Kisumu, Donholm iyo Eastleight lagu khasbay Jimcihii 07/Feb/2013 inay qaataan qabays khasab...

View Article

Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan 2 Qof oo Rayid ah,ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen Qarax Labaad oo Goor-Dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya. Qaraxan oo ahaa Mid Gaari lagu soo xiray, ayaa waxa...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live