Muqdisho, February 08 , 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E. Laurent Kavakure oo ay ka wada hadleen Xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo arrimaha ammaanka dalka . Kulanka labada Wasiir oo ahaa mid albaabada u xirnaa ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. [...]
↧