Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Madaxweynaha Puntland “SAWIRRO”

$
0
0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa manta xafiiska ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas oo wafdi uu hogaaminayo ay saakay Muqdisho soo gaareen. Kulankan oo ka dhacay xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ee xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles