Shirkada Hormuud oo ka mid ah Shirkadaha Isgariisinta Dalka ayaa Maanta Guud ahaan joojisay adeegii Internetka ee Taleefanada Gacanta, kadib markii dhawaan Maleshiyada Al-shabaab ay ku Amreen in Hormuud ay Adeegaas joojiso. Mas’uuliyiin ka tirsan Shirkada Isgaariisnata Hormuud oo ay la xariirtay Keydmedia Online ayaa noo Xaqiijiyay in ay joojiyeen Adeegii Internetka ee Taleefanada Gacanta [...]
↧