Arrin yaab leh ayaa ka dhacday Nairobi, markii saddex shaqaalaha kireeya basaska (Matatu) ee ka dhex shaqeeya Kisumu, Donholm iyo Eastleight lagu khasbay Jimcihii 07/Feb/2013 inay qaataan qabays khasab ah oo ka dhacay meel bannaan ah. Laba shaqaalaha kireeya basaska oo lagu kala magacaabay Juju iyo James ayaa lagu sheegay inaysan laba bilood oogadooda biyo [...]
↧