Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugna Degmooyin iyo Deegaano ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa iskaga soo baxay, kuwaas oo soo gaaray Magaalada Muqdisho iyo Qeybo ka mid ah Gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamadaan ayaa ka soo dhaqaaqay Deegaanka Goobweyn iyo Deegaano hoos yimaada intaba, waxaana ay soo mareen dhulka Xeebta ku teedsan, [...]
↧