Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho

$
0
0
Ugu yaraan 2 Qof oo Rayid ah,ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen Qarax Labaad oo Goor-Dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya. Qaraxan oo ahaa Mid Gaari lagu soo xiray, ayaa waxa uu ka dhacay Afaafka hore ee laga galo Hotel lagu Magacaabo Oriental oo ku yaalla Degmada C/casiis  ee Gobolka Banaadir, halkaasi oo ay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles