Muqdisho, February 09 , 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka dowladda Japan u fadhiya Kenya ahna u qeybsanaha Soomaaliya Ambassador Tatsushi Terada oo uu wehlinayay Atsushi Yonezawa oo ah Xoghayaha koowaad ahna madaxa siyaasadda iyo arrimaha guud ee Safaaradda . Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiru [...]
↧
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Dr. Abdirahman Beileh oo qaabilay Safiirka Japan.
↧