Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Liiski Xildhibaanada Mudug iyo Galgaduud oo mar dhow la shaciyay.

$
0
0
 Muqdisho, 21, June, 2015 –Gudiga Farsamada maamul u sameeynta Mudug iyo Galgaduud, ayaa shaaciya xubnihi loo doortay in ay matilaan beelaha dega Gobolada Dhexe. Xalima Yareey oo ah Gudoomiyaha Gudiga F arsamada, ayaa mahad celin iyo amaan u soo jedisay odayaashi howshaan soo qabtay kuna dadaalay in shirkaan uu meel maro. Xalima Yareey ayan inta […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles