Mogadishu, 20 June 2015 –Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibaraahim Fargeeti, Wasiir ku xigeenka Qorshaynta mudane Cabdullahi Shiekh Ali iyo Gudoomiyaha Bangiga Bashiir Ciise, Saraakiil sare oo ka tirsan XFS ayaa kulan la qaatay wafti ka socoday Hay’ada Lacagta Aduunka “IMF”. kulanka oo noociisa markii ugu horaysay la qabtay mudo 25 sano ah […]
↧