Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dowladda oo 25 sano kadib la soo noqonaysa hogaaminta mashaariicda ay Midowga Yurub ku taageeri jirtay Soomaaliya

$
0
0
Muqdisho, 24, June, 2015 – Ra’iiusl Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta shir gudoomiyey kulan ay ka soo qayb galeen Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Cadaalada, Wasiirada Haweenka, Wasiirada Waxbarashada, Wasiirada Caafimaadka, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha, iyo Wasiir ku xigeenka Kaluumaysiga, iyo Ergo ka socotay Midowga Yurub, waxaana kulanka looga […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles