Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa soo bandhigay himilooyin badan oo uu rajaynayo in isaga iyo bahda wasaaradda Warfaafintuba ay is kaashi iyo wada jir ku xaqiijiyaan waqtiga dhaw, si loo hormariyo howlaha wasaaradda, xilli ay hadda bilowdeen barnaamijyo qayb ka ah hormariinadaas uu wasiirku hiigsanayo. Wasiirka ayaa […]
↧