Muqdisho, June 21, 2015….Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Maxamed Aden Ibraahim Fargeeti ayaa hortagay golaha baarlamaanka, si wax looga weydiiyo sida ay ku baxday miisaaniyadda 2015, 49 milyan oo soo xarootay siday ku baxday shantii bilood e e ugu horaysay sanadkaan, mushaar la’aanta haysta shaqaalaha dowladda iyo ciidamada, dhaqaalo la’aanta soo wajahday dowladda. Ugu […]
↧