Kampala | April 1, 2015 - Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha taageera Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay shir la xiriira qorsheynta howlaha u harsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka […]
↧