06 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, xafiiskiisa ku qaabbiley Danjiraha Britan u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan, isagoo kala hadley arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Yemen iyo arrimo kale. Madaxweynaha ayaa u sharraxay danjiraha dadaalka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay sameysey ee ku wajahan sidii loo soo daadgureyn […]
↧