Mahaday | QOL | April 6, 2015 – Munaasabad ay xilka kula wareegeen maamulka cusub ee degmada Mahaday oo maanta ka dhacday magaalada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe. Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen iyo ku xigeenadiisa ayaa ka qeybgalay munaasabadan oo ka dhacday beer cambe ah oo ku taal degmada Mahaday. Guddoomiyihii hore ee degmada […]
↧