Muqdisho | QOL | April 1, 2015 | Wararka na soo gaarayo ayaa sheegaya in shirkii Gobolada Dhexe uu dib u dhacay ila bishaan shanteeda. Odayaal dhaqameedka ku sugan iyo wafdigi uu la socday Danjire Axmed Cabdisalaam, ayaa weli raadinaayo xal la isugu iman-karo isla markaana fadhiga laga dhigo Magaalada Cadaado Dhanka kale, waxaa la […]
↧