Jowhar | QOL | April 6, 2015 - Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen ayaa goobjoog ka ahaa maanta goob fagaare ah oo lagu gubayay maandooriyaha xashiishada. . Fagaare ku yaal saldhigga booliska magaalada Jowhar ayaa lagu gubay xashiishad laga soo guray beer ku taal deegaanka Bacaadle oo dhinaca Koofureed kaga beegan magaalada Jowhar illaa iyo […]
↧