Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Gudoomiye Jawaari oo kormeeray kulan howleed Kampala uga socda guddiga axsaabta ee Baarlamaanka

$
0
0
Kampala | April 2, 2015 - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga soconaya Guddiga Axsaabta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulan howleedkan oo Guddiga Axsaabta ee Baarlamaanka ay ku dhameystirayaan diyaarinta sharciga axsaabta dalka oo isagu ka mid ah […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles