Kulan aan caadi ahayn oo ay caawa yeesheen Golaha Wasiirada ayaa laga soo...
Falkii Wuxuushnimo ee “Central Hotel” Muqdisho, February 20, 201 - Kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada, uuna kala soo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
View ArticleRW. Cumar ayaa dalka dib ugu soo noqday, kana hadlay weerarkii shalay lagu...
Mogadishu February 21, 15 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka hadlay weerarkii Argagixiso...
View ArticleMadaxweynaha Djibouti oo si diiran loogu soo dhoweeyay Muqdisho
Muqdisho | Febraayo 21, 2015 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cadde ee...
View ArticleMadaxweyne Geelle oo la guddoonsiiyey biladda ugu sareysa Soomaaliya
22 Febraayo 2105, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa biladda ugu sareysa dalka guddoonsiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane...
View ArticleMadaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka qeybgaley xuska maalinta Afka...
21 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta...
View ArticleTacsi Ex Xidhibaan Daahir Aadan Kelli oo ku shahiiday qarixii shalay ka...
Muqdishu | February 21, 2015 - Eebe ha u naxariistee waxaa shalay Qarixii ka dhacay Hotel Centeral magaalada Muqdisho ku Shahiiday Ex Xidhibaan Daahir Aadan Kelli oo ka mid ahaa Xildhibaanadii...
View ArticleMadaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ku baaqey in la joojiyo colaadda...
22 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Djibouti Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah baaq nabadeed iyo in colaadda la joojiyo u...
View ArticleMadaxweynaha Djibouti oo ka dhoofay Muqdisho
22 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde ee...
View ArticleDab ka kacay Xarunta Shidaalka ee Black Sea
Mar dhoweed aya dab qabsaday meel lagu iibiyo shidaalka e ku taalla Suuqa Bakaaraha halkaas oo lagu magacaabo Black Sea. Dabkaan ayaa ka kacay meel yaro shaaha lagu cabo. Isla markiiba waxa qarxay...
View ArticleCaptain Phillips star says Somalia not all war
he’s right. 10 things you didn’t know about the Horn of Africa nation Pasta, peace and beautiful beaches. Prepare to see a different side of Somalia… BARKHAD Abdi, the Somali-American actor who won a...
View ArticleR/Wasaare Cumar ayaa saaka booqday dhaawacyadii ku jiray Isbitaal Digfeer
Muqdisho, February 23, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa saaka booqday Isbitaal Digfeer oo ay ku jiraan qaar kamid ah...
View ArticleAl-Shabab threat ‘disgusting’ says leader of Edmonton’s Somali community
By Emily Mertz | Global News | EDMONTON — Edmonton’s large Somali community is “disgusted” and “insulted” to be mentioned in a recent video allegedly released by Somali-based extremist group...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Abdusalam Hadliye oo qaabilay Safiirka Turkiga u...
Mogadishu, February 24, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Turkey u...
View ArticleMadaxweynaha oo qaabiley Danjiraha Netherlands ee Soomaaliya
24 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost...
View ArticleMadaxweynaha oo hambalyo u direy Ciidammada Asluubta
24 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed ku ammaaney sida ay uga soo dhalaaleen hawsha adag ee...
View ArticleWasiir Mustafa Dhuxulow oo ka hadlay xil wareejintii Wasaarada Warfaafinta
Muqdisho | Febraayo 25, 2015 - Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey xil-wareejintii Wasaarada oo maanta Muqdisho ka dhacday ayaa yiri “Waxaan u...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Abdusalam H. Omer oo qaabilay Safiirka Djibouti u...
Mogadishu, February 25, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Djibouti u...
View ArticleSomali troop training hampered by lack of housing and equipment, says EUTM chief
February 25, 2015 – Brooks Tigner, Brussels – IHS Jane’s Defence Weekly | Without basic housing and equipment for Somalia’s soldiers, the EU’s military training mission in that country will fail to...
View ArticleHelping local Somalis deal with autism
How Liban Ali became the go-to source for Somalis coping with the mysterious condition By Peter Rowe | February 24, 2015 | Share Photo Reddit ✉ On Wednesday, Liban Ali, left, will receive an award...
View ArticleMadaxweynaha oo casho sharaf u sameeyay xubnaha Akademiyad Goboleedka Afka...
Muqdisho | 25 Febraayo 2015 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley xarunta madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay xubnaha Akademiyad Goboleedka...
View Article