Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo qaabiley Danjiraha Netherlands ee Soomaaliya

$
0
0
24 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes. Kulankaasi ayaa looga wadahadley xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safiirka u sheegay in Soomaaliya ay soo dhoweyneyso barnaamijyada maalgashiga, dib u dhiska iyo kaalmada isugu […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles