Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo casho sharaf u sameeyay xubnaha Akademiyad Goboleedka Afka Soomaaliga

$
0
0
Muqdisho | 25 Febraayo 2015 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley xarunta madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay xubnaha Akademiyad Goboleedka Cusub ee Afka Soomaaliga oo dhowaaan xarunteeda la dhagax dhigey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ku ammaaney aqoonyahannada xubnaha ka ah Akademiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee ka kala socdey Soomaaliya, Djibouti, Ethiopia […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles