Gift of the Givers constructs international standard shelters for the Ex-...
MUQDISHO-February 15, 2015 : Gift of the Givers which is a humanitarian agency which has its headquarters in South Africa built Internationally accepted shelters with its complete facilities for the...
View ArticleSomali Radio Journalists Mark World Radio Day despite security challenges
Somali Radio Journalists in the capital Mogadishu have marked World Radio Day on Friday 13th. The event was organized by Somali Independent Media Houses Association (SIMHA) and sponsored by Centre for...
View ArticleXubno ka tirsan shaqaalaha garonka Aden Cade oo lagu dilay Km 4
Maeel ku dhaw hotelka Naasa Hablood1 ee saran isgoyska Km 4 ayaa salaadi Casir ka dib lagu dilay rag ka tirsan shaqaalaha garoonka Aden Cade kuwas oo ahayeen madaxda si gaar ah uga shaqeeyo Saadaasha...
View ArticleWasiirka , Wasiiru dowlaha iyo Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha...
Mogadishu, February 16, 2015 - Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Khaled Omar Ali iyo Wasiir kuxigeenka...
View ArticleNidaam Federal ah ma ka hirgeli karaa Soomaaliya?
Federal Miyaan rabnaa Mise Fawdo ? Toronto | QOL | February 16, 2015 - Dhulka Soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa inuu ku fadhiyo cabir dhan 637.700 km2, kaasoo 3jeer ka weyn wadanka Ugandha, halka 8 jeer...
View ArticleQorshaha Gabre iyo Geedi ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe!
Ninkaan waxa socda garankarin, waxa soo socdana ma garto” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatey, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow...
View ArticleMadaxweynaha oo la kulmey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia
18 Febraayo 2015, Mekelle, Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Mekelle kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia,...
View ArticleMadaxweyne Xasan: Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa u bilowdey bog cusub oo...
18 Febraayo 2015, Mekelle, Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kummanaan shacabka reer Ethiopia khudbad ugu jeediyey garoonka ciyaaraha...
View ArticleWar Saxaafadeed wasaarada Arrimaha Dibadda
Muqdisho | February 17, 2015 - Waxaa manta oo taariikhdu tahay February 18, 2015 ay labada Wasaaradood ee Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, ku...
View ArticleMadaxweynaha oo Ethiopia kaga qeybgaley munaasabad dhagax dhig ah
19 Febraayo 2015, Mekelle, Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’’iisul Wasaaraha Ethiopia Haile Mariam Desalegn kala qeybgaley munaasabad...
View ArticleTerror groups take advantage of power vacuums, insecurity to thrive at home
Story highlights Politically unstable places such as Yemen and Libya are good for terror groups Nigeria’s government has been fighting Boko Haram for years, yet attacks continue ISIS is a huge problem...
View ArticleShirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay dardargalinta howlaha shaqo ee...
Muqdisho, Khamiis, February 19, 2015 — Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna...
View ArticleGaroowe oo suxuufiyiin tababar loogu soo gabagabeeyay
Tababar soconayay Saddex Cisho oo ku saabsan Mabaadii’da Saxaafada, Xorriyadda Hadalka iyo Anshaxa Saxaafadda oo 30 Weriye loogu soo gebagebeeyay Garowe Garowe, 19 Febraayo, 2015 - Ururka Suxufiyiinta...
View ArticleQaraxyo dhimasho iyo dhawacba geeystay ee ka dhacay Hotel Central
Muqdisho | QOL | February 20, 2015 - Mannta salaadi Jimcaha wax yar ka hor ayaa baabuur yiillay meel u dhow Masjid ku dhax yaal Hotelka Central, ayaa hal mar ku qarxay goobti dadka ay ku sugaayeen in...
View ArticleMore than war: ‘Captain Phillips’ star hopes for another Somalia
AFP | By Peter MARTELL | Nairobi (AFP) – As a gun-toting Somali pirate, Barkhad Abdi was terrifying, earning an Oscar-nomination for his role in “Captain Phillips” with the chilling line to Tom Hanks:...
View ArticleMadaxweynaha oo cambaareeyey weerarkii argagixiso ee Muqdisho ka dhacay
20 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee waxashnimada ahaa ee maanta lagu qaadey mid ka mid ah...
View ArticleMagacyadi dadki ku dhintay iyo inti kuu dhaawacantahy qaraxi Hotel Central...
Muqdisho | QOL | February 20, 2015 - Qaraxi iyo weerarki ka dhacay Hotelka loo yaqaanno Central ee ku yaal meel ku dhaw Taallada Xawo Taako, ayaa la soo shegayaa in dhimashadu ay kor u dhaaftay 23...
View ArticleMadaxweynaha oo dhambaal qoraal ah ka heley Ra’iisul Wasaaraha Britain
20 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal qoraal ah ka heley Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron. Dhambaalkaas oo...
View ArticleMadasha midnimada iyo dimuqraadiyada waxay si kulul u cambaaraynaysaa qaraxii...
War- Murtiyeed February 20th 2015, Muqdisho – Madasha Mindimda iyo dimuqraadiyada waxay caambaaraysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay hotel Central ee magaalada Muqdisho, waxaa madashu...
View ArticleQaraxi Hotel Central oo loo xir xiray ila 12 qofood iyo gudi la magacaabay
Qaraxi ka dhacay Hotel Central ayaa loo soo qabtay dadk ah 12 qofood, kuwaas oo laba ka mid ah ay yihiin howl wadennadi hotelka iyo 10 shaqaale ka ah. Dadkaas aya waxa lagu tuhmayaa in ay lug ku...
View Article