Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweysay...

  Mogadishu, February 25, 2015 –  Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweysay Magacaabista H.E. Katherine Simonds Dhanani inay noqoto Danjirihii ugu horeeyay ee Mareykan ah oo...

View Article


Wasiirka Arrimaha Dibadda Abdusalam Hadliye Omer oo ku qaabilay xafiiskiisa...

Mogadishu, February 25, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa  Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga...

View Article


Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay qaraxii Hotel Central

Muqdisho, February 26-15 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga...

View Article

Taariikh Taariikhaha Soomaaliyeed ka mid ah

DUULIYE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO KA HADASHAY TAARIIKH TAARIIKHAHA SOOMAALIYEED KA MID AH  Bismillaahir-Raxmaanir-Raxiim    Inkastoo aanan halkan ku soo koobi kareynin dhammaan Taariikhda...

View Article

The War Inside: Treating Somalia’s Mentally Ill

Mogadishu | February 26, 2015 - After decades of civil war, an estimated one-third of Somalia’s population suffers from mental-health problems. With only three months of training, Dr. Abdulrahman Ali...

View Article


Council of Ministers Discusses Security, Government Agenda and Asisstance to...

 Mogadishu – 26th February 2015 - H.E Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke today chaired the weekly meeting of the Council Ministers. The Council was briefed on the security situation in the...

View Article

Harqaanlihii waalnaa !!

Muqdisho | QOL | February 27, 2015 -  Dunida aanu joogno hadba waqtigu wuxuu is guro , taariikhduna ay iskeed u qoranto, waayuhuna uu dhaqaaq sameeyo , noloshuna ay la jaan-qaado isbadalada kala duwan...

View Article

TACSI – Marxuum ABSHIR XUSEEN HAMBO

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN   Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto - Marxuum ABSHIR XUSEEN HAMBO - Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga direynaa DHAMAAN REER XUSEEN HAMBO geeridii naxdinta...

View Article


DUQA HALOO SHEEGO.

MUQDISHO | QOL | FEBRUARY 28, 2015 - Sida soomaalida u caadada ah waxaan jeclaystay in aan dhaliilo ama eedo guud ahaan dowladda gaar ahaan madaxweynaha,laakiin nasiib xumo wax walba ee aan ku eedi...

View Article


Qaar ka mid ah dadki ku dhaawacmay qaraxi Central Hotel oo dibada loo qaaday

  Dad gaaraayo 13 qofood oo ka mid ah dadki ku dhaawacmay qaraxi ka dhacay Hoteleka loo yaqaan Central, ayaa manta laga dhoofiyay garoonka dayaardaha ee Aden Cade, kuwaas oo loo qaaday Wadanka...

View Article

Kal-Fadhigii labaad ee Golaha Deegaanka Degmada Baargaal oo Furmay (Sawiro)

Baargaal-Gobolka Gardafuu | March 1, 2015 - Waxaa maanta si toos ah u furmay kalfadhigii Golaha deegaanka ee Degmada Baargaal, kaas oo ahaa kalfadhigii 2 aad waxaana kala fadhigu uu ka furmay Xarunta...

View Article

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxey diyaar u tahay in la dardargeliyo...

Istanbul 01 Maarso 2015 – Iyada oo la tixraacayo heshiiskii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud...

View Article

Warsaxaafdeedkaan ka soo baxay Safaarada Soomaliya ee wadan isu taga...

Abu dhabi- UAE, March 02 , 2015 – Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta...

View Article


How police helped Al Shabaab smuggle their arsenal

Standard Digital | By Cyrus Ombati | March 2nd 2015 | Al Shabaab terrorists bribed Kenyan police officers who helped them smuggle explosives into Kenya last year, Head of Public Service Joseph Kinyua...

View Article

New Alberta-wide Somali TV show will connect community, says host

March 2, 2015 – EDMONTON - People in Alberta’s Somali community will hear their own stories in their own voices on a Somali-language television news program airing Sundays, says the show’s host. The...

View Article


Wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ee...

Istanbul, Turkey- 3 March 2015- Iyada oo laga ambaqaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, lagana shidaal...

View Article

Wasiirka Arrimaha Dibadda Abdusalam Hadliye Omer oo ku qaabilay xafiiskiisa...

Mogadishu, March 03, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Dowladda Qatar  ee...

View Article


Qisadii Ummu Macbad Iyo Rasuulka (Salalahu Calyhi Wasalam)

Assalamu Calykum Waraxmatullahu wa barakatuhu “In qof ban’iaadmi ah la badalo fikirkiisa, dhaqankiisu ma fudduda. Waxa hadaba muhiim ah in la is waydiiyo sida uu Nabi Maxamed (Salalahu Calyhi Wasalam)...

View Article

Doorashooyinka Soomaaliya sanadka 2016!

Hogaanka dalka & shacabka Soomaaliyeed diyaar ma u yahay doorasho sanadka 2016? Toronto | QOL | March 3, 2015 - Wadamada horumaray oo ay u dhisan yihiin hay’ado qaran oo dhidibo adag ku taagan...

View Article

RW Cumar oo kulan looga hadlayo dar dargalinta New Deal la qaatay qaar ka mid...

Muqdisho, March, 03, 2015 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa saaka shir gudoomiyey kulan looga arinsanayey dar dargalinta barnaamijka...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live