Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiirka Arrimaha Dibadda Abdusalam H. Omer oo qaabilay Safiirka Djibouti u qaabilsan Soomaaliya.

$
0
0
 Mogadishu, February 25, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Djibouti u qaabilsan Soomaaliya ambassador Dayib Doubad Robleh oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga  dhinacyada badan leh ee labada dal u dhaxeeya . Kulankani ayaa waxaa […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles