Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dab ka kacay Xarunta Shidaalka ee Black Sea

$
0
0
Mar dhoweed aya dab qabsaday meel lagu iibiyo shidaalka e ku taalla Suuqa Bakaaraha halkaas oo lagu magacaabo Black Sea. Dabkaan ayaa ka kacay meel yaro shaaha lagu cabo. Isla markiiba waxa qarxay haamanki shidalka lagu keeydiyo oo goobta ka dhawaa, kuwaas oo ayaguna haaman kale garsiiyeen dabki. Goobta ayaa holac iyo qiiq circa isku […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles