Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka qeybgaley xuska maalinta Afka hooyo

21 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo barnaamij loogu magac darey Xuska Toddobaadka Afka Hooyo. Madaxweynaha Soomaaliya oo halkaasi khudbad ka jeediyey ayaa ugu […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles