Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shirka IGAD ee looga hadlayo South Sudan

$
0
0
Muqdisho, 26 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta u ambabaxay Nairobi si uu uga qeybgalo Shirka aaan caadiga aheyn ee Madaxweynayaasha dalalka IGAD oo looga hadlayo arrimaha South Sudan. Jimcaha 27ka December 2013 ayaa madaxweynayaasha IGAD ay ku shirayaan Nairobi oo ay uga hadlayaan xaaladda dalka South Sudan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles