Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sheekh Axmed oo tacsi u diray dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Dayniile

$
0
0
Warsaxaafadeed  Muqdisho, December 27, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee maanta ku geeriyooday qarax ay kooxo dhagar qabayaal ahi ka geysteen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   “Waa wax aad u foolxun dhaqanka ku saleysan daadinta [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460