Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands lagu soo gaba gabeeyay Cayaaraha Soomaalida ee HIRDA AFT 2013, kaasi oo sanadkii 9-ad ka dhacay wadanka Holland, iyadoona sanadkaan lagu xusayay Hogaamiyihii dalka Koonfur Africa ee dhawaan geeriyooday Nelson Mandella, waxaana cayaaraha kasoo qeyb galay Madax kala gedisan oo ka kala socday Dowlada Federalka Soomaaliya, Dowlada Hoose ee [...]
↧